W-21 Saamaynta Cimiladu ku leedahay Khayraadka Biyaha Soomaaliland iyo Puntland

Somali
Technical report
Title Language: 
Somali
Language: 
Abstract: 
Aqoonsi, qiimeyn iyo horumarin khayraad biyo-dhul-hoose ayaa hadda mudnaan degdeg ah u leh gargaarga degdeg ah iyo horumarinta muddo dheer gudaha dhamman dalalka Geeska Afrika oo ay saamaysay abaar iyo biyo yaraan. Sida jawaab u ah arrintaan, UNESCO, bishii May 2012, waxay bilawday hindisaha “Xoojinta Awoodda si gudaha Geeska Africa loogala dagaalamo Abaar iyo Macluul: Soo bixinta Khayraad Biyo-dhul-hoose si loo helo biyo gurmad degdeg” taasoo ay Dowladda Japan taageero ka geysanayso. Mashruucu guud ahaan wuxuu higsanayaa in la khariidadeeyo abaar-u-adkeysiga khayraadka biyo-dhul-hoose ee gudaha meelaha ay dhibaatadu saameysey iyo xoojinta awoodaha goboleed si loo maarayo biyo-dhul-hoose oo abaar-u-diyaargarow u dhaco. Si looga faa'iidaysto shabakadda la dhisay iyo qotada khibrad hawl-la-wadaagta UNESCO ee FAO-SWALIM (Maareynta xogta biyaha iyo dhulka Soomaaliya) gudaha Soomaaliya, ayaa la rasmiyeey heshiis iskaashi oo dhexmaray UNESCO-FAO kaasoo qeexaya qaabka-shaqo ee mashruuca guud ahaan. Iyadoo mashruucan ka qayb ah, SWALIM waxay dhawaan dhamaystirtay sahan biyo-jooloiyadeed (hydrogeological) iyo qiimayn aagag dhul laga xushay Somaliland iyo Puntland kaas oo uu ka soo baxay macluumaad waxtar ah oo ku saabsan khayraad biyo-dhul-hoose ee la heli karo kaas oo ku biirsamaya hawlahii hore ee SWALIM ee maareynta macluumaadka kheyraadka biyaha iyo dhulka Soomaaliya.
Access conditions: 
Our Copyright
Date of publication: 
December, 2012
Agris Subject Categories: 
Form: 
Notes: 
Source: