TABABAR BIYO

SWALIM waxay siisaa hay’ado ka shaqeynaya gudaha Soomaaliya tababarrada soo socda oo ku saabsan maareyn kheyraad biyo:

  • Weather Observations - WR302: U kuurgal Cimilo – WR302: Tababarku wuxuu u kuurgalayaal cimilo ku caawinaya in ay fahmaan muhimmadda u kuurgelidda cimilada iyo baahida loo qabo in dabagal lagu sameeyo nidaam caalamiyeed u degsan xog soo uruurin. Xog uruurin  roob da’a ayaa la xoojiyey.
  • Maareyn goobo ilo biyo - WR303: Tababarkaan wuxuu barayaa isticmaalayaal cusub hababka loo adeegsado iyo shaqooyinka uu qabto Software –ka Maareeynta Macluumaadka Ilaha Biyaha Soomaaliya (Somalia Water Sources Information Management System (SWIMS)). SWIMS waa aalad kombiyuutar loo sameeyey in lagu uruuriyo iyo in lagu maareeyo xogta  goobta ilaha biyaha Soomaaliya. Korosku wuxuu fasirayaa muuqaallada kala duwan ee SWIMS oo wuxuu tillaabo-tillaabo u horkacaya isticamaaleyaal iyadoo la dhexgalayo software-ka. Marka tababarku dhaammado, ka geybgaleyaashu waxay faa’idi doonaan xirfad ay ku awoodaan isticmaalka SWIMS si ay u maareeyaan xog ilo biyo.
  • Lasocd Tayo Biyo - WR304

Tababarro ayaa laga fuliyaa gudaha Muqdisha, Garoowe, Hargeysa iyo Nayroobi. Si aad isugu qorto koorsooyin tababarro SWALIM, fadlan soo buuxi waraaqadda dalbashada “Koorsooyinka”. request form.

Somali