Taageeridda maareyn kheyraad biyaha oo waarikarta

Horumarinta ilo cusub ee kheyraadka biyaha dhulhoose ee gudaha Soomaaliya waxaa ku gudban caqabado. SWALIM waxay si dhaw ugala shaqaynaysay  Maamullada Biyaha ee Dawladda Soomaaliya iyo Kooxda WASH(Biyaha , Fayadhowrka iyo Nadaafadda) ee Qaruumaha Midoobay sida loo horumarinyo nidaamyo lagula socodo ilaha biyaha Soomaaliya.

Sport media | Women's Nike Air Jordan 1 trainers - Latest Releases , Giftofvision

Somali
Ranking: 
-5
url path: 
/water-resources