RSM-02 Odorosid Meelo Dhulbeereed ah Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya iyadoo loo isticmaalayo Jeedaalin Dareeme Fog

Somali
Technical report
Title Language: 
Somali
Language: 
Abstract: 
Soomaaliya inta badan waa dal kulul oo oomane iyo yara-oomane isugu jira oo xaddiyada celceliska roobabku u dhaxayo 50 iyo 500 - 600 mm sandkiiba (inkasta oo meelaha qaarkood ay heli karaan xaddi ka yara sareeya). Si loo bixiyo qiyaas koowaad ee dhulka la beeran karo, daraasaddan waxay falanqeysay masawrirro dayax-gacmeed ASTER ah (oo meesha aan la heli karin, waxaa la isticmaalay masawirro kale oo bayaansanaan dhexdhexaad leh) ee sanadkii 2010 iyo 2011 si loo soosaaro akhbaar ku saabsan waxbeerashada gudaha bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. Natiijooyinka daraasadan waxay saldhig u ahaan doonaan falanqayn isxigxigta, aadna u hufan oo ay ku jiri doonaan qaabab namuunado loo soo guro iyo soo xaqiijinta xaalka duurka (iyada oo la adeegsaday shaqaale gurmad degdeg ee FAO iyo kormeerayaal FSNAU ka tirsan) si loo ogaado awoodda waxsoosaarka dhulka iyo qiyaasta waxsoosaar hababka beerashada kala duwan ee heerar beeralay iyo heer degmo.
Access conditions: 
Date of publication: 
November, 2012
Agris Subject Categories: 
Form: 
Notes: 
Source: