Horumarin awood

Hawlaha horumanta awoodda ee SWALIM qabato waxay dhammaan abaarayaan sadex dhinac oo ah qaabka horumarinta awoodda, i.e. shaqsiyaad, ururro iyo deegaan suurogeliya. SWALIM waxay doonaysa in ay si wadajir u xoojiso saddexdaas dhinac  si ay u hirgasho awood meel mar ka noqota gudaha hay'adaha Soomaaliyeed ee maareynta khayraadka dhulka iyo biyaha.

Asics footwear | Nike Air Force 1 for Women & Men - Buy Online - Ietp

Somali
Ranking: 
32
url path: 
/capacity-development