Akhbaar sax ah iyo warbixin tayo sare leh waxay muhiim u yihiin maaraynta khayraadka biyaha iyo dhulka. SWALIM (mashruuca maareynta macluumaadka biyaha iyo dhulka Soomaliya) wuxuu guulo waaweyn ka sameeyey in la kordhiyo tirada iyo tayada xogta aasaasiga ah iyo macluumaadka la heli karo dhulka iyo biyahagudaha Soomaliya.
latest Running Sneakers | nike flex for $15 dollars money generator