Sahan Biyojooloojieed ee Soomaaliya

Inkasta oo biyaha dhulhoose ay yihiin isha biyaha ugu muhiimsan ee dadweynaha,Beeraha iyo xoolaha, hadana ma jirto gudaha Soomaaliya Khariidad biyojooloojiyeed iyo siyaad suuban oo lagu maareeyo biyaha dhulhoose iyo sahminta gudaha Soomaaliya. SWALIM waxay fulisay tirokoob iyo qiimeynta kheyraadka biyo-dhulhoose Ku jira ee Soomaaliland iyo Puntland, misna waxa dejisay hanaan lagula socodo heerka biyaha-dhul-hoose.

Authentic Nike Sneakers | Trending

Somali
Ranking: 
-2
url path: 
/water/water-resources/ground-water