Wejiyo Mashruuc

Waxqabadyada SWALIM waxaa lagu maamulay iyadoo la marayo wejiyo mashruuc u socda si caadiga inta u dhaxeysa 1 iyo 5 sano halkii wejiba. Weji kasta intii uu jirey, waxaa la tilmaansaday hawlo gaar ah oo loo suureeyey qaab macquul ah kaasoo saamaynta guud, natiijada iyo waxsoosaarka gaarka ah la aqoonsaday. Waxsoosaar kasta ayaa mar dambe loo sii kala dhigdhigay waxqabadyo kala gaargaar ah oo loola jeedey in lagu xaqiijiyo wax soosaarka lagu guuleystay. Waxqabadyada waxay leeyihiin himilooyin loo qoondeeyey taasoo la cabiri karo oo waqti ku xiran. Weji kasta oo cusub wuxuu ku dhismaa guulihii la gaarey wejigii hore si loo xaqiijiyo in macluumaadkii la soo saaray uu waxtar u yahay taageeridda maareyn raandhiis leh ee kheyraadka dabiiciga iyo wax ka qabashada caqabadaha jira waqti gaar ah.

                                                                                               Timeline showing SWALIM phases and funding

Somali