Library Catalog
Latest Documents and Publications listed. Use search terms in the box below to find what you need
W-12 Diiwaagelinta Ilaha Biyaha ee Waqooyi Soomaaliya
Tirsiga macluumaad ilo biyo oo lagu ururiyey SWIMS oo ka yimid la-hawlgalayaal ka fulinaya mashaariic biyood gudaha geyiga duurka mar SWALIM II ay koobnayd. Waxaa kaliya oo la helay xogta 750 ilo biyood muddo sannad ka badan, oo marar badan xogtu waxay dabooshay qayb yar oo kaliya ah oo ka tirsan macluumaadka lagama maarmaanka ah. Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan noqoday in SWALIM u dhaqaaqo xagga geyiga duurka, oo ay diiwaangelin ku samayso dhammaan goobaha ilaha biyaha gudaha Soomaaliya. Waxaa sahan lagu bilaabay dalka oo idil, iyadoo lala kaashanayo UNICEF, meelaha biyaha aasaasi ah leh: ceelal-riig, ilo, biyo-xireenno iyo ceelal-gacmeedyo kuwaas oo biyo la cabo leh muddo dheer oo xilli qalalan ah. Waxaa gudaha Soomaaliya ka jira goobo badan oo ilo khayraad biyood ah, kuwaas oo si loo sahmiyo ay qaadan karto bilo badan. Ha ahaatee, ilahaan badankood waa kuwo xilliile ah, oo roobabka ka dib waara dhowr toddobaad oo keliya.
Waxaa ka mid ah berkado iyo qaar ceelal-gacmeed ah, oo waxaa la isticmaalaa inta xilli-roobaadka ah oo kaliya. Marka ay martaan bulshooyinka degaanku waxay raadiyaan ilo biyood kale oo u badala. Dhaqaalaha kooban ee loo heli karo sahanka awgeed lama dabooli karo dhammaan ilaha biyaha gudaha dalka ka jira. Waxaa la sahmiyey oo keliya ilaha biyaha istaraatiijiga ah, maadaama ay yihiin isha biyood ee bulshooyinka maxalliga ah marka ilaha xilliile ay martaan (qalalaan). Sahanku wuxuu ka bilawday gudaha qaybta waqooyi ee dalka: Somaliland iyo Puntland, iyadoo qorsheyal la gaarsiinayo Koonfurta/Bartamaha Soomaaliya marka xaalad ammaan ay saamaxdo.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
United Nations Human Settlements Programme
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
United Nations Human Settlements Programme
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Gregory Norton
Corporate Author:
GAROWE-first steps towards strategic urban planning
First steps towards strategic urban planning
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
United Nations Human Settlements Programme
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Sthlm policy group (Editor)
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
United Nations Human Settlements Programme
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
The World Conservation Union
status of medium to large irrigation schemes in southern somalia
The Juba and Shabelle river basins have been, and could again be, the breadbasket of Somalia. They have considerable potential for irrigation development, and several irrigation schemes have been developed on these two major river basins to provide sustainable food security and alleviate poverty in the country. However, due to 16 years of civil insecurity and unrest the majority of these schemes have collapsed. Based on the conclusions and recommendations of the and rdquoBanana Sector Study and rdquoprepared by the European Commission (EC, 2002), the European Commission has moved to restore some irrigation facilities, and rehabilitate and maintain former irrigated plantations and irrigation schemes.
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Mbara C.J.
Corporate Author:
Pages
RSS feed [compliant with the Agris AP] |
Agris AP XML
