Library Catalog
Latest Documents and Publications listed. Use search terms in the box below to find what you need
Saadasha roob da’a Soomaaliya
Qaybo ka mid ah Soomaaliya waxaa la diiwaaniyey roobab dhexdhexaad ah intii lagu jirey halkii toddobaad ee danbe taas oo noqon karta suurogal bilowgii xilliga roobka Deyrta.
Saadaasha roob da’a ku saabsan saddexda maalin ee soo xigta waxay tilmaamayaan khafiif ilaa dhexdhexad gudaha Puntland iyo Somaliland sidoo kale gudaha qaybaha kore ee dhulka-sare ee Itoobiya. Inta soo hartay dalka waxaa la filayaa in ay ahaato engegan inta lagu guda jiro muddada la midka ah.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 25-10-2016
The three days accumulated rainfall forecast is calling for light rains of up to 20mm in the southern parts of of Somalia and a few pockets of Bari region in the north.
Moderate rains are expected in the Ethiopian highlands during the same period. The rest of the country will remain dry during the forecast period.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 06-10-2016
Some parts of the Somalia have recorded moderate rains within the last one week which marking a possible start of the Deyr rainy season.
The rainfall forecast for the next three days points towards light to moderate in parts of Puntland and Bakool region in the south as well in the upper parts of the Ethiopian highlands. The rest of the country is expected to remain dry during the same period.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Saadaasha Roob da’a Soomaaliya 31-10-2016
Waxaa saddexda maalmood ee soo socota gudaha qaybaha dalka inta badan ka jiri doona hoos u dhac xoogan oo ah arrimaha roob da’a. Roobab fudud ayaa laga rajeynayaa gudaha dhowr goobood oo ka tirsan qaybaha koonfureed ee dalka. Qaybaha bartamaha iyo waqooyiga Soomaaliya waxay ahaan doonaa qalayl isla muddada iyada aha. Xaalado qalalan ayaa waxaa sidoo kale laga saadaalinayaa gudaha buuraleyda sare ee Itoobiya inta lagu guda jiro muddada la saadaaliyey.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 27-10-2016
There will be a reduction of rainfall activities in most parts of Somalia in the coming three days with exception of Puntland regions where moderate rains are expected in the last day of the forecast period. Moderate rains are also foreseen within the Ethiopian highlands in the next three days.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Xaaladda Jajabka-Gebiyada Webi Juba iyo Shabeelle – Sabteembar2016
Saadaasha roob-da’a Deryta 2016 (Oktoobar ilaa Nofeembar) waxay tilmaamaysa mid ah xaalad roobab caadi-u dhaw iyo caadi- ka hooseeya gudaha dooxooyinkaWebi Juba iyo Shabeelle. Hase ahaate, waxaa laga yaabaa in weli ay fatahaad ka dhacdo jiidda labada webi, gaar ahaan meelaha leh gebiyo webi oo furan/gebiyo webi oo tag daran, marka ay dhacdo qulqul webi oo kordhay.
SWALIM waxay casryeysay xaaladda jajabka-gebiyada webiga iyadoo khariidadeysay oo isticmaashay Masawir dayax-gacmeed aad iyo aad u bayaansan iyo Muuqal joog tirsiyeed (Digital Elevation Model (DEM)); iyo sidoo kale indha-indheyn goobta gegida meeshii ay suurtogal ah.
Saddex nooc oo jajab ayaa la aqoonsaday, oo lagu kala magacaabay: furan, suurogal, iyo xiran. Jajabka furan waa kuwa weli furan inta lagu guda jiro bisha Sabteemabar 2016. Jajabka suurogal waxay ka dhigan tahay meelo gebiyada webigu taag daran yihiin ama la kulmeen jajab waqti dhaw oo la soo dhaafay iyo meel wax yar ama hawlqabad aan laga samaynin. Tan waxaa ka mid ah jajab la xirxiray iyadoo la isticmaalayo kiishash camuud ah. Jajabyada la xirxiray waa kuwo markii hore furnaa balse ka dib la xirxiray iyadoo la isticmaalayo qalab makiinado culus ah, taasoo ka hortagtay fatahaad kale oo muddo gaaban iyo mid dheer.
Khariidadaha ku lifaaqan waxay muujinayaan jajabyada furan iyo suurogal ee jiidda labada webi. Marka la soo kobo, toddobo (7) meel oo ka furan jiidda Shabeelle iyo 63 jiidda Juba ayaa la aqoonsaday.Waxaa kale oo la aqoonsaday dhawr meelo kale oo in ay jajabaan suurogal tahay oo u baahan in la xoojiyo.
Hase ahaatee, waxaa mudan in la eego in habraacu uu si culus ugu tiirsan yahay masawirro dayax-gacmeed oo ay xadadan tahay ka soo xaqiijinta goobta dhulka. Mararka qaar gebi-jajabyada furan meesha waa laga saari karaa haddii masawirrada dayax-gacmeedku aysan bayaansanayn (tusaale, ded daruur culus) amase aan sinaba loo heli karin.
Kkariidadaha xaaladda gebi-jajabyada webiga oo macluumaad faahfaahsan leh, ayaa la soosaaray oo heer ballaaaran ah iyo nuqullo waraaqadag oo laga heli karaa xaafiisyada SWALIM. Macluumaadkaan waa sidoo kale laga heli karaa Habka macluumaadka SWALIM ee Halista Fatahaadda iyo Maareynta Jawaabta (http://systems.faoso.net/frrims/rivers/riverbreakages).
Publication Type:
Map
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Deyr 2016 Rainfall Outlook
According to the recently issued Seasonal Climate Forecast for the Greater Horn of Africa by the IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) in Kampala, Uganda, the 2016 Deyr rains in Somalia are expected to be below normal to near normal - with a 40% probability of experiencing below normal rains and a 35% probability of near normal rains in the entire country. The upper catchments of the Juba and Shabelle Rivers in Ethiopia are also expected to record depressed rains during the season. Please see attached for more details.
Please note that this is a consensus forecast designed for a regional audience that addresses the rainfall totals summed over the three-month period from October to December, 2016. SWALIM and other technical partners will keep updating this forecast and monitoring performance of the rains for shorter time periods and will update you throughout the Deyr season via regular bulletins.
Publication Type:
Rainfall Outlook
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Muuqaalka roobda’a Soomaaliya ee Deyrta 2016
Sida dhawaan lagu sheegay saadaal cimilo xilliyeed ku saabsan Geeska Afrikada Weyn ee soo saartay xarunta IGAD ee Saadaasha Cimilada iyo Xarunta dabaqaadda (ICPAC) ee taal gudaha Kampala, Uganda, roobabka Deyrta sanadka 2016 ee gudaha Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa inay noqdaan kuwa dhexeeya wax ka hooseeya caadi ilaa caadi –iyadoo qiyaasta la filayo ay tahay 40% roobab ka hooseeya caadi iyo qiyaastii 35% roobab ku dhaw caadi gudaha dalka oo idil. Biyo-qabatinka sare ee webiyada Juba iyo Shabeelle gudaha Itoobiya ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in ay ka jirisayso hoos udhac roobab inta lagu guda jiro xilliga Deyrta. Fadlan eeg lifaaqqa si aad u aragto tafaasiil dheeraad ah.
Fadlan ogow in arrintani tahay saadaal la isla qaatay oo loogu talagaly goobjoogayaasha gobolka taasoo ka waaramaysa isugenta wadarta roobda’a, sanadka 2016, ee muddada saddexda bilood oo ka soo bilowda Oktoobar ilaa Disheembar. SWALIM iyo la-hawlwadaagta farsameed ee kale waxay joogto u cusuboonaysiin doonaan wararka saadaashan oo waxay kuurgali doonaan muddooyin waqtiga gaaban roobabku sida ay noqdaan xilliga Deyrta oo dhan waxaa ayna indin kula soo socodsiin doonaan wargeysyo caadi ah oo ay idiin soo gudbin doonaan.
Publication Type:
Rainfall Outlook
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Status of Juba and Shabelle River Breakages - Sep 2016
The Deyr 2016 (October to November) rainfall forecast points towards near-normal to below-normal rains within the Juba and Shabelle River basins. However, flooding along the two rivers may still occur, especially in areas with open river banks / weak river embankments, in the event of increased river flow.
SWALIM has updated the status of the river breakages by mapping them using available Very High Resolution (VHR) satellite imagery and a Digital Elevation Model (DEM); as well as verifications based on field observations where feasible.
Three types of breakages have been identified, namely; open, potential and closed. The open breakages are those that are still open during the month of September 2016. The potential breakages represent points that have weak river embankments or have experienced breakages in the recent past and where minimal or no interventions have taken place. This includes breakages closed using sand bags. The closed breakages are those that were previously open but have since been closed using heavy machinery, which prevents further flooding in the short to medium term.
The attached maps show the open and potential river breakages along the two rivers. In summary, seven (7) open points along the Shabelle and 63 along the Juba have been identified. Several other points with potential of breaking have been identified and need to be strengthened.
It is worth noting, however, that the methodology relies heavily on satellite images with limited field verification. Open breakages might have been omitted in some cases where satellite images may not have been very clear (e.g. heavy cloud cover) or were not available at all.
Maps of the status of river breakages, with detailed information, have been produced at large scale and hard copies can be obtained from SWALIM offices. This information is also available on the SWALIM Flood Risk and Response Management Information System (http://frrims.faoswalim.org/rivers/breakages).
Publication Type:
Map
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Mapping Prosopis Juliflora in West Somaliland with Landsat-8 Satellite Imagery and Ground Information
Prosopis juliflora is a drought-tolerant fast-growing tree species originating from South and Central America with a high invasion potential in arid and semi-arid areas in Africa. It was introduced in Somaliland in the 1980s and is reported to have spread vigorously since.
Despite being recognized as a serious issue in the country, the actual scale of the problem is unknown. In this study, we mapped the species in a study area that includes the capital, Hargeisa, using Landsat 8 satellite imagery. During a field campaign in 2015, we collected canopy-level spectral signatures of P. juliflora and native trees to analyse the potential use of spectral data in discriminating the invasive species. P. Juliflora was found to be generally distinguishable because of its greater vigour during the dry season. We tested the accuracy of the random forest classifier and different classification set-ups, varying the spatial resolution (original 30m vs pan-sharpened 15m) and image acquisition dates (during the wet season, the dry season and a combination of the two). Best overall accuracy (84%) was achieved by using pan-sharpened data from the two seasons. About 30 years since its introduction, the invasive species was detected in 9% of the total investigated area with highest occurrence in the proximity of human settlements and along seasonal watercourses. © 2016 The Authors. Land Degradation and Development published by John Wiley & Sons, Ltd.
Publication Type:
Journal Article
Publication Date:
Author:
Gadain H.M., Alim M.S
Corporate Author:
SWALIM
Pages
RSS feed [compliant with the Agris AP] |
Agris AP XML
