Library Catalog
Latest Documents and Publications listed. Use search terms in the box below to find what you need
L-03 Ded Dhul Aagag Daraasad loo Doortay gudaha Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya
Daraasaddan, waxaa lagu abuuray darajooyin ded dhul iyadoo la isticmaalayo Hab Abla-abley Ded Dhul ee FAO (Land Cover Classification System (LCSS) of FAO), tarjumaad masawirro dayax-gacmeed, iyo soo hubin duur. Sharaxaadda noocyada ded dhulka ugu muhiimsan iyo xubno dhir iyo goobahooda ayaa la bixiyay faahfaahin labadii goobood daraasadda - mid gudaha Somaliland ah iyo mid kale oo gudaha Koonfurta Soomaaliya ah. Khariidadaha dedka dhulka lagu soo saaray daraasadan waxay anfici doonaan curiyo khariidado isticmaal dhul iyo inta lagu jiro falanqayn haboonaanshiyo dhul. Warbixinta waa khayraad qiimo badan u leh maareynta khayraad dabiiciyeedka.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
L-03 Land Cover of Selected Study Areas in Somaliland and Southern Somalia - Report No L-03
For this study, land cover classes were created using the Land Cover Classifi cation System (LCSS) of FAO, satellite image interpretation, and fi eld validation. A description of the main land cover types and vegetation units and their locations are given in detail for the two study areas – one in Somaliland and the other in Southern Somalia. The landcover maps developed from this study will be useful in the generation of land use maps and during land suitability analaysis. The report is a valuable resource in natural resources management.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Oduori S, Downie M., Monaci L.
Corporate Author:
SWALIM
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
National Academy of Sciences
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Monaci L., Downie M., Oduori S
Corporate Author:
L-01 - Buug-hage Sahan Duur - Baxaalli-dhul, Ciid, Ciid hallaw, Isticmaal Dhul iyo Ded
Buug-hagahaan Shan Duureed waxaa soo saaray kooxda dhulka SWALIM (Soomaaliya Water and Land Information Management System) si hoggaamiye u ah tusaale fikrado iyo aalado marka lagu fulinayo sahammo khayraad dhul duur ah. Waxaa loogu talagalay in loo isticmaalo labada meelood oo ah Somaliland iyo Koonfur Soomaaliya, labada meelood ee Mashruuca SWALIM ee hadda jira fiirada lagu saaray. Si kastaba ha ahaatee, waxaa isticmaali kara cid kasta oo aqoon-xirfadeed leh iyo / ama hay'ad ku hawlan diiwaangellinno khayraad dhul.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Oroda A.S., Oduori S. M., Vargas R .R.
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Jenness J (Consultant), Food and Agriculture Organization of the United Nations, Rome (Italy)
Corporate Author:
Publication Type:
Other
Publication Date:
Author:
Per Ljung
Corporate Author:
L-02 Landform of selected study areas in Somaliland and Southern Somalia
A key outcome of this study is a new landform dataset for the selected areas of interest (AOI). The mapping of landforms was carried out at a semi detailed scale of 1:50 000 to 1:100 000 and currently constitutes the most recent, detailed and consistent dataset over large portions of the Somali territory. Landscape and relief were mapped through visual interpretation of satellite images combined with geomorphometry. The report contains two landform maps, one for each of the two study areas. The report can be used for natural resource inventory and management. It has potential applications in soil and land cover mapping and land suitability assessment.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Paron, P., Vargas, R
Corporate Author:
Somalia Water and Land Information Management, Nairobi (Kenya)
L-02 Baxaalli-dhul Meelo Daraasad loo Doortay gudaha Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya
Natiijada u muhiimsan daraasaddan waa xog-ururin baxaalli-dhul cusub ee aagag danayn gaar ah loo doortay (AOI). Waxaa la sameeyey khariidaynta baxaalli-dhulalka oo heer faahfaahin dhexe ah 1:50 000 ilaa 1 : 100 000 oo hadda ah tan ugu dambeysa, la faahfaahiyey oo xog-ururin sugan leh oo gaarsiisan qaybo badan oo dhulka Soomaaliyeed ka mid ah. Sansaaka muuqaal iyo sarrayn dhul ayaa la khariidadeeyey iyadoo la marayo tarjumaad muuqaal masawirro dayax-gacmeed oo ay weheliso cabirista abuurta dhulka (geomorphometry). Warbixinta waxaa ku jira laba ah khariidado baxaalli-dhul (landform), midbana u taagan yahay labada goobood ee daraasadda. Warbixinta ayaa loo isticmaali karaa diiwaangelin khayraad dabiici ah iyo maareyn. Waxay waxtar u leedahay in loo adeegsado khariidadayn ciid iyo ded dhul iyo qiimayn haboonaanshiyo dhul.
Publication Type:
Technical report
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Pages

