Library Catalog
Latest Documents and Publications listed. Use search terms in the box below to find what you need
Saadaasha Roob-di’idda Soomaaliya 13-11-2017
Tobankii maalmood oo dambe waxaa ka jirey roobab aad iyo aad u culus gudaha qaar ka mid ah gobollada Koonfureed iyo bartamaha Soomaaliya oo sababay fatahaad iyo barkac ka dhacay gudaha dhawr meelood. Gobolka Bay waxaa ka da’ay xaddiyada roobabkii ugu cuslaa oo goobaha qaar wuxuu dhawr maalmood sare ugu kacay roobabkii celceliska sanadalaha ahaa.
Xaaladaha roob-di’idda waxaa la filayaa in aya raadaan toddobaadka soo socda oo ka muuqata saadaasha roob-di’idda 3-da maalmood iyo halka toddobaad sida mid mid ahaan ku cad Khariiradadda 1 iyo Khariiradda 2. Halkas waxaa ka jiraya halis fatahaadeed ah dhexdhexaad ilaa mid sare gaar ahaan bartamaha iyo inta hoose oo ay maraan Webiyada Juba iyo Shabeelle meelahaas oo hadda heerarka webiyada ay tahay mid aad u sarreysa.
Isticmaaleyaaasha waxaa lagu wargelinaya in waxaani ay yihiin saadaal oo ay dhici karto in mararka qaar ay wax iska weydaartaan saadaasha iyo xaqiiqda qadarka roobka la helay. Saadaasha, heerarka webiga la arkay iyo qadarka roobka-da’a waxaa loo cusboonaynsiiyaa si maalinle ah waxaana laga helikaraa gudaha xiriirkaan: http://systems.faoso.net/frrims/ .
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Saadaasha Roob-di’idda Soomaaliya 01-11-2017
Roobab fudfudud ayaa lagu arkayaa inay ka sii socdaan dhawr meelood oo ku kala durdurugsa gudaha dalka oo idil intii lagu jirey dhawrkii maalmood oo dambe.
Saadaasha roob-di’idda la isugeeyey ee saddexda maalmood oo soo scota waxay muujineysaa koror la filayo oo roob-di’id ah gaar ahaan gudaha gobollada Soomaaliya ee Mudug, Galguduud, Hiiraan, Bay iyo Bakool iyo Buuraleyda sare ee Itoobiya. Xaddiga roobabka waxaa la filayaa inn uu ku sii faafo bed/masaaxad ahaan iyo tiro ahaan markii toddobaadku sii socdo oo loo gudbo toddobada maalmood ee saadaasha roob-di’idda.
Sidaa awgeed, heerarka webiga ayaa la filayaa inay sii kordhaan taaasoo ku keeni karta halis fatahaad bartamaha iyo dhanka hoose ee labada webi Jubba iyo Shabeelle ilaa dhammaadka toddobaadka. Daadadka ayaa sidoo kale laga yaabaa inay ka dhacaan meelaha ay saadaashu ku tilmaameyso roob-di’id badan.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 25-10-2017
The three days cumulated rainfall forecast is pointing towards light rains in the southern regions bordering Kenya and Scattered places in Somaliland. Light rains are also expected in parts of Bari region of in the north within the three days. The one week forecast is calling for increased rains in Somaliland and the upper parts of the Juba and Shabelle basins within the Ethiopian highlands.
River levels in the middle reach of Shabelle are currently high with a moderate risk of flooding in Jowhar and the environs given the rainfall forecast.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Saadaasha Roob-di’idda Soomaaliya 25-10-2017
Saadaasha Roob-di’dda la isu geeyey saddexda maalmood (Khariidadda 1) waxay tilmaamaysaa in gobollada Koonfureed ee xuduudka la leh Kenya meelo ka tagtagsan oo ku yaal Soomaaliland ay heli doonaan roobab fudfudud. Waxaa sidoo kale saddex beri gudahooda laga filayaa roobab fudfudud qaybo ka tirsan gobolka Bari ee xagga Waqooyi. Saadaasha hal toddobaad (Khariidadda 2) waxay sheegaysaa roobab kordhaya gudaha Soomaaliland iyo qaybaha sare dooxooyinka Juba iyo Shabeelle ee gudaha buuraleyda saree e Itoobiya.
Heerarka webiga dhulka bartamaha Shabeellehadda kor ayey u kacsan yihiin oo waxaa ka jira halis fatahaad oo dhexdhexaad ah gudaha Jowhar iyo deegaannada lagu xusay saadaasha roob-di’idda.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 30-10-2017
Light to moderate rains continued in some places across the country with the southern regions recording relatively good rains in many places.
Heavy rains are foreseen in the coming week in South and central regions of Somalia. The Ethiopian highlands are also expected to get heavy rains within the forecast week.
Given the rainfall forecast, the river levels are expected to rise and causing moderate to high risk of flooding in Middle and lower reaches of Shabelle River towards the end of the week.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 11-10-2017
The three days cumulated rainfall forecast is pointing towards light to moderate rains in central and southern regions of the country and this is expected to increase in quantity and space as the week progresses, given the one week forecast. Light rains are also expected in the upper parts of Ethiopian highlands whose rainfall contribute significantly to the river flow in Somalia.
River levels in the middle reach of Shabelle are currently high with a high risk of flooding in Jowhar and the environs.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 30-10-2017
Roobab fudud ilaa kuwo dhexdhexaad ayaa sii socday guud ahaan dalka iyo meelo badan oo gobollada koonfureed ah oo laga diiwaaniye roobab ilaa xad fiican.
Roobab culculus ayaa la saadaalinayaa toddobaadka soo socda dhexdhiisa (Khariidadda 2) inay ka da’aan gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Buuraleyda sare ee Itoobiya ayaa sidoo kale la filayaa in ay hesho roobab culculus inta lagu jiro toddobaadka la saadaalinayo.
Iyadoo la tixgelinayo saadaasha roob-di’idda, heerarka webiga ayaa la filayaa in ay kor u kacaan oo ay ku sababaan ilaa dhammaadka toddobaadka halis fatahaado dhexdhexaad ilaa kuwo sare gudaha deegaannada dhexe iyo kuwa hoose ee Webiga Shabeelle.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 18-10-2017
The three day cumulated rainfall forecast is pointing towards light to moderate rains in scattered areas of the country and this is expected to increase in quantity and space as the week progresses, given the one week forecast. Light rains are also expected in the upper parts of Ethiopian highlands whose rainfall contribute significantly to the river flow in Somalia.
River levels in the middle reach of Shabelle are currently high with a high risk of flooding in Jowhar and its environs.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 18-10-2017
Saadaasha Roob-di’dda la isu geeyey saddexda maalmood waxay tilmaamaysaa in Gobollada Dhexe iyo kuwa Koofureed ee dalka ay roobabku ay u socon doonaan kuwo fudud ilaa dhexdhexaad sidaas oo kale buuraleyda sare ee Itoobiya waxaana la filayaa in uu kordho xaddigi iyo baaxad ahaan inta toddobaadku socdo, sida lagu muujiyey.
Qaybaha Galbeed ee Soomaaliland iyo qaybaha koonfureed ee Soomaaliya oo ku jiraan Jubada Hoose, Shabeelaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe waa ay qalalnaan doonaan inta lagu jiro muddada la saadaalinayo.
Heerarka webiga dhulka bartamaha Shabeelle hadda kor ayey u kacsan yihiin oo waxaa ka jira halis xoogan oo fatahaad gudaha Jowhar iyo deegaannadeeda.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Somalia Rainfall Forecast 21-09-2017
The three day cumulated rainfall forecast (Map 1) is pointing towards light to moderate rains in scattered areas of the country and this is expected to increase in quantity and space as the week progresses, given the one week forecast (Map 2). Light rains are also expected in the upper parts of Ethiopian highlands whose rainfall contribute significantly to the river flow in Somalia.
River levels in the middle reach of Shabelle are currently high with a high risk of flooding in Jowhar and its environs.
Publication Type:
Rainfall Forecast
Publication Date:
Author:
Corporate Author:
Pages
RSS feed [compliant with the Agris AP] |
Agris AP XML
