Library Catalog

Latest Documents and Publications listed. Use search terms in the box below to find what you need

W-05 Xaaladda Mashaariic Waraab oo Dhexdhexaad ilaa Waaweyn ah oo gudaha Koonfurta Soomaaliya ka jira

Inkastoo beeraha waraabka ay ahaayeen isha-nolosha dhaqaalaha Soomaaliya ka hor bilowga dagaalka sokeeye ee 1990, wax badan oo macluumaadkii hababka waraabka oo dagaal hortii jirey ayaa lumay oo wax yar ayaa la og yahay xaaladdooda hadda ah. Warbixintani waxay muujinaysaa natiijooyinka ka soo baxay qiimayn ay SWALIM fulisay si loo ogaado xaaladda mashaariicda waraabka dhexdhexaad ilaa waaweynka ah oo ka jira gudaha Koonfurta Soomaaliya iyo kaabayaashooda waraabka. Waxaa la fuliyay dib-u- eegis qoraallo dhammeystiran, wareysiyo dad muhiim ah oo lala xiriiray iyo falanqayn ballaaran oo ah xog jeedaalin dareeme fog si loo gaaro natiijooyinka qiimaynta. Waxaa la soo saaray macluumaad gundhig ah oo ku saabsan biyoxireennada, habab kanaal iyo mashaariic waraab dabaded waxaa la dhisay xog-gundhig GIS ah ee kaabayaasha waraabka. Waxaa la ogaaday qiyaas 5000 km oo kanaalo ah markii barbardhig loola sameeyey masawirro dayax-gacmeed. Waxaa la aqoonsaday xuduudaha iyo xaaladda 34 mashaariic waraab oo dhexdhexaad ilaa waaweyn ah. Xogta si fiican ayaa loo habeeyay oo waxaa la heli karaa markii loo isticmaalo desktop GIS software ama software web ku salaysan oo Geonetwork ah. Natiijooyinka soo baxay, oo ay weheliyaan talooyin, ayaa waxaa la filayaa in ay aasaas u noqdaan dadaallada dayactirka kaabayaasha ee bulshada deeqbixiyaha.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

W-11 - Khayraadka Biyaha ee Soomaaliya

Warbixintu waa gunaanad SWALIM ee qiimayno biyood iyo warbixinno, lagu kaabay falanqayn tirakoob faahfaahsan oo ah kala duwanaanshiyo xilliile iyo midka masaaxadeed ee khayraadka biyood ee dusha iyo dhul-hoose laga heli karo, iyo isticmaalladooda hadda iyo ka suurogali kara. Qiimayntu waxay ku salaysan tahay is dhexgelinta xogta biyo-jawi saadaaleed iyo abuur-oogoo dhuleed (hydrometeorological iyo physiographic data) oo ay soo ururiyeen oo falanqeeyeen SWALIM iyo hay'ado hawl-la-wadaag ah. Qiimeyntu waxay ka warramaysaa khayraadka biyaha ugu muhiimsan gudaha dalka, waxay cadaynaysaa baahiyo khayraad biyo gaar ah iyo fursado, waxay qoraysaa hawlo horumarin khayraad biyood oo weli-soconaya iyo kuwo la qorsheeyay; waxay soo jeedinasaa habab-raacyo suurtogal ah ee horumarin khayraad biyood oo muddo gaaban iyo mid dheer oo heer dhexdhexaad - iyo mid baaxad weyn ah isugu jira. Warbixinta waxaa loogu talagalay in lagu taageero maareynta khayraadyo biyo oo isku dhafan ee gudaha Soomaaliya, oo ku saleysan isku dubaridid la xiriirta horumarin iyo maarayn khayraad biyood iyo dhul.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

W-11 - Water resources of Somalia

The report is a synthesis of SWALIM water assessments and reports, supplemented by detailed statistical analysis of the temporal and spatial variability of the available surface and groundwater resources, and their existing and potential uses. The assessment is based on the integration of hydrometeorological and physiographic data collected and analysed by SWALIM and partner agencies. The assessment describes the existing major water resources in the country, identifies special water resources needs and opportunities, documents ongoing and planned water resources development activities; it suggests practicable approaches to short and long-term water resources development at mezzo-and macro scale. The report is intended to support integrated water resources management in Somalia, based on coordinated development and management of water and land related resources.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Basnyat D, Somalia Water and Land Information Management, Nairobi (Kenya)

Corporate Author:

Somalia Water and Land Information Management, Nairobi (Kenya)

L-09 Land Suitability Assessment of the Juba and Shabelle

This report describes physical land suitability for rainfed agriculture, irrigated agriculture, extensive grazing (pastoralism) and forestry in the Juba and Shabelle riverine areas. Land suitability is presented in the form of tables, maps and narratives for specific types of land use defined by individual crops, grazing animals or forestry species. This report also gives details of the Somalia Automated Land Evaluation System (SOMALES), which is an application of the FAO Framework for Land Evaluation and ALES software for Somalia. The report is useful in guiding policy decisions on land use planning.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Venema J. H., Vargas R .R.

Corporate Author:

SWALIM

L-06 Haboonaanshiyo Dhul Aag laga Doortay gudaha Soomaaliyand

Si wax biirin u ah go’aanno siyaasad hogaamineedka qorshaynta isticmaalka dhulka, ayaa daraasadan waxay qeexeysaa awooda aagga daraasadda uu ku taageero noocyo isticmaal dhul oo gaar ah. Noocyada isticmaalka dhulka u muhiimsan la eegay waxay ahaayeen beer roobaad, daaq fidsan (xoolo-dhaqasho) iyo kayn. Haboonaanshiyo dhul waxaa lagu soo bandhigay qaab shaxeed, khariidado iyo faalooyin noocyo gaarah ee isticmaal dhul lagu qeexay dalagyo kala gaar ah, xoolo daaqeen ama noocyo dhir kayn. Warbixintan waxay sidoo kale bixinaysaa faahfaahino ku saabsan Hab Qiimayn Dhul oo Automaatik looga dhigay Soomaaliya (Somalia Automated Land Evaluation System (SOMALES )), taas oo ah hirgelin Qaab-hawleed FAO u isticmaasho Qiimayn Dhul iyo ALES software oo Soomaaliya loo diyaariyey. Warbixintan waa wax waxtar leh hogaamin go'aanno siyaasadeed oo ku taxaluqa qorshayn isticmaal dhul.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

L-11 Application of Remote Sensing Techniques for the Assessment of Pastoral Resources in Puntland, Somalia

The conceptual aim of the study is to test and evaluate the applicability of remote sensing tools and products in the assessing pastoral resources. In the study remote sensing in combination with fieldwork were used to assess pastoral resources in two study areas falling within Sanag, Sool, Nugal and Mudug Regions of Puntland in northern Somalia. The key purpose of the study was to test remote sensing techniques as tools for assessing and monitoring pastoral resources.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Oroda A.S., Oduori S. M., Vargas R.R

Corporate Author:

Somalia Water and Land Information Management, Nairobi (Kenya)

L-11 Adeegsi Farsamooyin Jeedaalin Dareeme Fog si loo Qiimeeyo Khayraadka xoolo-daaqeenka gudaha Puntland, Soomaaliya

Ujeedada fikradeed ee daraasadda waa in la tijaabiyo oo la qiimeyn adeegsiga aalado jeedaalin dareeme fog iyo wax soo saar marka la qiimaynayo khayraadka xoolo-daaqeenka. Gudaha daraasadda jeedaalin dareeme fog oo ay ku biirsan tahay hawl duur ayaa la isticmaalay si loo qiimeeyo khayraad xoolo-daaqeen gudah laba goobood oo la darsayey oo ku yaal gudaha Gobollada Sanaag, Sool, Nugaal iyo Mudug ee Puntland gudaha waqooyiga Soomaaliya. Ujeedada daraasadda ugu muhiimsan waxay ahayd in la tijaabiyo farsamooyin Jeedaalin fog oo ah aalado lagu qiimeeyo oo lagula socodo khayraad xoolo-dhaqeen.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

L-10 Land Degradation Assessment of a Selected Study Area in Somaliland

As a useful guide for conservation efforts in land resources management in Somaliland, this report describes the prevalent types of land degradation, their causes and impacts. This comprehensive study involved two levels of assessment. One covering the whole area using the LADA-WOCAT expert assessment method and the other focusing on a local area and using a combination of methods i.e LADA-WOCAT expert assessment, time-series (1982 to 2008) analysis of satellite images, and analysis of historical soil properties data. The most common land degradation types identifi ed include loss of vegetation, soil erosion, and decline in soil nutrient.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Vargas R .R., Omuto C, Alim M.S, Lewis Njeru, Somalia Water and Land Information Management, Nairobi (Kenya), Ismail H., Somalia National University

Corporate Author:

SWALIM

L-10 Qiimayn Xaaluf Dhul ee Goob loo Xushay Daraasayn gudaha Soomaaliya

Sida hage waxtar u leh dadaalo ilaalin oo ku saabsan maareyn kheyraad dhul gudaha Somaliland, warbixintan waxay qeexaysaa noocyada baahsan ee xaalufka dhulka, waxa sababa iyo saamaynyahooda. Daraasadan oo dhamaystiran waxay lug leedahay laba heer oo qiimayn ah. Mid daboolaysa deegaanka oo dhan iyadoo la isticmaalayo habka khibradeed wax qiimeyn ee LADA-WOCAT iyo midda kale oo diiradda lagu saarayo aag maxali ah oo la isticmaalayo habab isku-dar ah sida LADA-WOCAT qiimayn khabiir, falanqayn masawirro dayax-gacmeed ee waqtiyo-taxane ah (1982 ilaa 2008), iyo falanqaynt xog sifooyin ciid oo taariikhiga ah. Noocyada ugu badan xaalufka dhulka la aqoonsaday waxaa ka mid ah dhir baabi’id, ciid hallaw, iyo hoos u dhac nafaqo ciid.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

L-09 Qiimayn Haboonaanshiyo Dhul ee Juba iyo Shabeelle

Warbixintan waxay qeexeysaa u haboonaanshiyo dhul oogadiis beer roobaad, beer waraab, daaq furan (xoolo-daaqsato) iyo kaymo meelaha gosha Webiyada Juba iyo Shabelle. Haboonaanshiyo dhul ayaa loo soo bandhigay qaab ah shax, khariidado iyo warbixin ku aadan noocyo isticmaa dhul gaar ah oo loo qeexay dalagyo kala gaar ah, xoolo daaqid ama noocyo kayn ah. Warbixintan waxay sidoo kale bixinaysaa faahfaahino ku saabsan Hab Qiimayn Dhul oo Automaatik looga dhigay Soomaaliya (Somalia Automated Land Evaluation System (SOMALES )), taas oo ah hirgelin Qaab-hawleed FAO u isticmaasho Qiimayn Dhul iyo ALES software oo Soomaaliya loo diyaariyey. Warbixintan waa wax waxtar leh hogaamin go'aanno siyaasadeed oo ku taxaluqa qorshayn isticmaal dhul.

+ More details

Publication Type:

Technical report

Publication Date:

Author:

Corporate Author:

Pages

RSS feed [compliant with the Agris AP] | Agris AP XML